Qoys Dhaxal u heystay Imaamka Masaajid caan ah oo maxkamad laga Dacweeyay

Masjidka Jaamica ee magalaada Delhi ee dalka Hindiya oo haatan noqday astaanta dhaqanka iyo diinta ee gobolka, waxaa la dhisay xilliggii boqortooyadii Shah Jahan intii u dhexeysay sanadihii 1850-1856. Boqorkan Mughal waxa uu imaamka masjidkan u magacaabay caalimkii Bukhara, Syed Abdul Ghafoor Shah Bukhari. Imaamka masaajidkan ee hadda jooga ee Sayed Axmed Bukhaari ayaa isna … Continue reading Qoys Dhaxal u heystay Imaamka Masaajid caan ah oo maxkamad laga Dacweeyay